Qeexid

"eeg gorfee. ld gorfays."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gorfayn oo kali ah:
  • Carraale qoray, ee Gorfaynta Gabayga.
  • Qoraalkaa oo aan markaa u bixiyey "Gorfaynta Gabayga", waayo gabayga oo aan ku bilaabay helista miisaankiisa ayuu ku koobnaa.