Qeexid

"Wax madaxa midab ku leh ahaansho (neef riyo ah)."

Qeexid Xigta

Wax qaarka hore madow ahaansho (neef ido ah).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gordan oo kali ah:
  • USA oo ciidamo u raadinaysa Somalia Mas'uul Mareykan ah oo lagu magacaabo Gordan Duguid ayaa sheegay in dalkiisu uu dadaal ugu jiro sidii UN-ku uu ciidamo nabad ilaalin ah ugu diri lahaa Somalia, balse ma jirto waqti go'an oo la qabtay.