Qeexid

"Gorayo lab."

Qeexid Xigta

G. ah: awr aan gulgulada soo ridi karin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goray oo kali ah:
  • Wararka naga soo gaaraya sidoo kale degmada Dangorayo ayaa iyaguna sheegaya in Roobab mahiigaan ah halkaad ka da'een.
  • Marka la eego guurtida oo marwalba u garab gorayeynaysay dhinaca madaxweynaha waxaa cad in aan miisaan cadaaladeed ku jirin magacaabistii.