Qeexid

"ld goosasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goosi oo kali ah:
  • Dawladda Isra’il wax war ah kamay soo saarin ilaa iyo hadda weerarkaasi, balse waxa la sheegay in Diyaaradaheeda dagaalku ay bilaabeen weeraro aar-goosi ah oo ay ka fulinayaan goobta weerarkaasi ka dhacay.
  • Markuu sii dhamaanayay warkiisa waxaa i horyimid caruurtiisii oo warmo iyo qoryo boobeyaal ah haysta oo ciil dilay, isu habeeyay aargoosi oo boqolaal awoowayaashooda oo la dilay hortooda imaanayaan.