Qeexid
ld goosaato1.
ld goosaato1.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: ld goosato2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah banaatiikhdii waayadii hore faransiisku samayn jirey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld goosasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: Iskaga g.: bad, dhul, cir ku safrid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Safar.
Qeexid Xigta: ld goshid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: (f.g) Wax, wax ka jarasho.
Qeexid Xigta: (f.g) Wax mutansasho.
Qeexid Kale: (f.g) Arrin fulinteed go'aansasho. 4. (f.mg) Cid baxsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-nno, m.dh) Hormo xoolaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ereyo ama dood laba qof isdhafsato.
Qeexid Xigta: (riw.) Maadeys gaaban oo aan duluc keliya ka hadleyn ee arrima dhawr ah midba la soo bandhigo.
Qeexid Kale: ld googgoos.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-smay, -santay; -smi) Qayb ari soofay ka mid ah lumid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Koox ari ah oo lumay.
Qeexid Xigta: ld goosasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Koox ari ah oo luntay.
Qeexid Xigta: Koox aan badnayn oo ciidan ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -ooyay, -oysay
Qeexid: (f.g) Wax jarid.
Qeexid Xigta: (f.g) Xaajo go'aan ka gaarid.
Qeexid Kale: (f.g) Qaraabo saaxiib iwm xiriir u jarid. 4. (f.mg) Ka g.: tiro mid kale ka jarid (xisaab). 5. (f.mg) Ka g.: ilmo nuugmo ka joojin. 6. (f.mg) Ka g.: wax, wax kale ka leexin. 7. (f.mg) Ka g.: cid dambi ay gashay kajeebid. 8. (f.mg) Ku g.: meel wax ku xannibid. 9. (f.mg) Ku g.: hadal iwm xad gaar ah kujoojin. 10. (f.mg) La g.: wax ka baxsasho. 11. (f.mg) U g.: cida ballan kaga bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg goosan2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld koosaar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: G. ah: harag lagu naqshadeeyay midibbo kala soocan. ld goosgoos (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Kasoobax weyn oo meesha uu ka soo baxo gooya.
Qeexid Xigta: Cambaarmadow. ld goosey1, gooye.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld koosaar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Geed weyn oo aan qodax lahayn oo dhala miro macaan oo la cuno. ld goosey2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld goos1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah ololka geela.
Qeexid Xigta: Catow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]