Qeexid

"Kasoobax weyn oo meesha uu ka soo baxo gooya."

Qeexid Xigta

Cambaarmadow. ld goosey1, gooye.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goosato oo kali ah:
  • Waxaana u sabab eheed in qolada timiilka looyaqaaao ay rabtay in ay gooni u goosato.
  • Kiinya waxay maanta u hanqal taageysaa inay dhinac u goosato qeyb la mid ah badweynta Soomaaliya.