Qeexid

"Koox ari ah oo luntay."

Qeexid Xigta

Koox aan badnayn oo ciidan ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goosan oo kali ah:
  • Wararka) - Ururka islaamiga ah ee Al-xamaas ayaa ku balan-qaaday inuu ka aargoosan doono weerarkii ay maalintii shalay ciidamada Israa’iil ku qaadeen guriga hogaamiye sare oo ka tirsan ururka Al-xamaas oo la yidhaa Dr.
  • Aug 2010- Sheekh Shariif ayaa niyad jab ka muujiyay tirada badan ee ka tirsan ciidamadiisa ee u goosanaysa mucaaradkooda..