Qeexid

"Nooc ka mid ah banaatiikhdii waayadii hore faransiisku samayn jirey."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goos oo kali ah:
  • Marxuumka ayaa 22kii bishan Agoosto 2008 lagu aasay magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska.
  • Su'aal: markii uu Madaxweynuhu war-saxaafadeedkiisa soo saaray, waxa uu ku sheegay in aad isgaadhsiinta ka goosatay, isla-markaana amarkaa dib-u-gurashadana aad samaysay, oo khalad lagu sheegay aad bixisay, saw sidaa maaha?