Qeexid

"Bari yar, miraha galleyda le'eg; qolof khafiif leh, la cuno, oo dhulka laga qoto."

Qeexid Kale

(-nyo, m.l) Dhinac.

Qeexid Xigta

(-ooman, m.l) Dhafoor.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goon oo kali ah:
  • Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde oo ku sugan Magaalada Brusles ee Dalka Belgium ayaa sheegay in qorshihiisu aanu aheyn inuu tago Magaalooyinkaas, isagoona tilmaamay wararkaas mid been abuur ah.
  • Sidoo kale waxaa sababay in wasaarado isa saarnaa la kala qaaday, sida xanaanada xoolaha, beeraha iyo daaqa iyo daryeelka deegaanka oo u baahan wasaarado gooni ah si hawl dhab ah loo qabto.