Qeexid
Bahalhiglo.
Bahalhiglo.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-bayaal, m.l/dh) Dhurwaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Ciyaarta godadowga afar xabbadood oo isku god ku jira.
Qeexid Xigta: Awr buuran.
Qeexid Kale: Waraaqaha maraakiibta iyo dayaaradaha ay u adeegsadaan safarra dooda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Libaax dheddig.
Qeexid Xigta: Neef dheddig oo buuran.
Qeexid Kale: Neef dheddig oo rimay la'aan ku weynaaday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Ciyaaraha kubbadda dhibcaha lagu tartamayo oo middood la helo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Gool noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-yayaal, m.l/dh) Ciyaartoy goolka kubbadda ka ilaaliya. ld goolwale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l) ld goolhaye.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Naag kibir iyo dagaal badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg goolow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld goonnibbaar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld goonnibbaar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld goonnibbaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]