Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) Ciyaartoy goolka kubbadda ka ilaaliya. ld goolwale."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goolhaye oo kali ah:
  • Goolka Vieri oo ahaa kii 19aad ee xilligan wuxuu dhanka bidix ka dhaafiyay goolhaye Antonioli.
  • Ciyaaryahanka Anailson, ayaa dhaliyay goolka Caetano daqiiqadii sagaalaad markii uu birta ugu dhuftay goolhaye Johnny Walker, laad dheer oo uu soo tuuray Adaozinho.