Qeexid
Naag kibir iyo dagaal badan.
Naag kibir iyo dagaal badan.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg3
Labdhedig: -ootay, -oodatay
Qeexid: Roob da'aya soo dhowaasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Halaq midab guduud xigeen iyo sun halis ah leh oo madaxa ka madow.
Qeexid Xigta: Nin ku caanbaxay ciyaar gaar ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) Maro; dhar; go'.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -otay, -odatay
Qeexid: (f.g) Wax qalloocasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Qalloocsamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ciyaarta godadowga afar xabbadood oo isku god ku jira.
Qeexid Xigta: Awr buuran.
Qeexid Kale: Waraaqaha maraakiibta iyo dayaaradaha ay u adeegsadaan safarra dooda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Libaax dheddig.
Qeexid Xigta: Neef dheddig oo buuran.
Qeexid Kale: Neef dheddig oo rimay la'aan ku weynaaday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Meel ay doqowda talada gooysaa ku shiraan.
Qeexid Xigta: Godad yaryar oo shinnidu samayso oo ay malabka iyo ugaxda ay ku hoyiso.
Qeexid Kale: Daliig yar oo daruur ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Ciyaaraha kubbadda dhibcaha lagu tartamayo oo middood la helo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Xammaarato qorratada u eg laakiin ka weyn, oo sun halis ah leh oo jilfaha iyo godadka gasha.
Qeexid Xigta: Laandheyr; siriq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Haddidaad.
Qeexid Xigta: (-iyo, m.dh) Dacal; dhinac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Gool noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ugaar weyn oo leh geeso dhaadheer oo marooqsan iyo diillimo dhinacyada kaga yaal.
Qeexid Xigta: G.ah: midab madow-xigeen ah oo geelu yeesho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) U g.: hadal cabsigelin leh cid u jeedin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l) ld goolhaye.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-yayaal, m.l/dh) Ciyaartoy goolka kubbadda ka ilaaliya. ld goolwale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg goolow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld goonnibbaar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld goonnibbaar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld goonnibbaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Bahalhiglo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]