Qeexid

"(-lal, m.l) Ciyaaraha kubbadda dhibcaha lagu tartamayo oo middood la helo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gool oo kali ah:
  • Filippo Inzaghi ayaa goolka AC Milan dhaliyay daqiiqaddi 13aad ee ciyaarta, halka uu difaaca Chievo ee Fabio Maro dhaliyay goolkiisii ugu horeeyay ee xilli-ciyaareedkan.
  • Crespo oo dhaawac ka soo laabtay ayaa kulanka ka dhigay 5-1, kadib markii uu gool dhaliyay daqiiqaddii 77aad. dhaliyeen Baraasiliyiinta Adalton, Leonardo Colucci iyo Michele Cossato, ayaa soo koobay kala fogaantii dhinaca goolasha.