Qeexid

Kor u qaaddidda saynta uu kor u qaado dheddig geel oo rimman. ld goojin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goojo oo kali ah:
  • Biixi Goojooyinka la siinayo Caruurtaan ayaa waxaa sidoo kale ku jira Vitamin A oo looga hortagayo Indhabeelka, Gooryaano laga soo ridayo Caruurta, kiniini biyaha nadiifiya iyo wacyi galin Guud.