Qeexid

Sayn kor u qaadid (geel).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gooji oo kali ah:
  • Urur-weynaha Kabaale ayuu xoghayihiisa guud kala dhex-goojiyey musharaxnimo madaxweyne doon ah, taas oo uu ururkiisu doonayo inuu ka dhex-baadhbaadho doorashooyinka xagaaga dhow la maagan yahay.
  • Adan Goojir, waxaa kale oo la sheegayaa inay dhaawacmeen Col.