Qeexid

"Nooc ka mid ah ololka geela."

Qeexid Xigta

Catow.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gooh oo kali ah:
  • Intaa wuxuu u raaciyay in la yidhaa ina-Goohe Guuleed.
  • Ugu dambayn, Najiib iyo aabihii waxay go’aansadeen in Jimcaha soo socda uu isu baro Goohe Guuleed iyo Cali Madhaafaan, si ay uga ballamaan arrinta doonista Luul ee Najiib Cali Madhaafaan.