Qeexid

(-do, m.l) Maro hoosaad duluc leh dheer oo dumarku qaarka dambe ku xirtaan. ld gorgorad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga googgarad oo kali ah:
  • Haddii la gartay in laga ganacsado jaad, googgarad, macawis iyo xawaalad, maxaa loo garan waayey ka ganacsiga buug ay suuq u yihiin dhawr iyo toban malyuun oo soomaali ahi?
  • Haddii la gartay in laga ganacsado jaad, googgarad, macawis iyo xawaalad, maxaa loo garan waayey ka ganacsiga buug ay suuq u yihiin dhawr iyo toban malyuun oo soomaali ahi?