Qeexid

"Beer gabowday oo aan badar ka baxayn."

Qeexid Kale

G. ah: god indhood oo ishii ka maqan. 4. G. ah: qof aan caqli badan lahayn.

Qeexid Xigta

Ceel, webi, tog iwm oo biyihii ka gureen.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goof oo kali ah:
  • Dhulweynaha Goofka ah, ee hortiisa ahaana, waxaa Casarkii la arkaba Lo' ku ilaalin jiray Habar-Deynaba iyo Gabadheedii Deeqa ahayd,ee uu isagu sida gaarka ah indhaha ugu hayay.
  • Hadii dhanka galbeed la aado, beelaha Hawiye waxay kaloo degaan magaalooyinka casriga ah ee Beledweyne iyo Buulo Burde oo ey ka xageeyaan webiga Shabeelle oo weliba xoolo dhaqatada ey xoolahooda goofaha ku dhaaqaan.