Qeexid

"Shaxan ka samaysan hal xarriiq oo wareegsan oo xuduntiisu fogaan isle'eg u jirto bar kasta oo xarriqda ka mid ah."

Qeexid Xigta

Summad goobo ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goobo oo kali ah:
  • IGAD ayaa dhawaan soo saartay go'aan ay ku cunoqabteynayso dekedaha iyo garoomada ku yaala goobaha ay maamusho Al-shabaab, sida Marko, Kismaayo, Waajid, KM-50, Xudur, Baydhabo iyo goobo kale oo dalka ka tirsan.
  • “Sannadkii hore ayaa la sameeyey sahan la xidhiidha dhinaca biyaha, sidaa aawadeed 32 goobood oo sannadkii hore la sahamiyey ayaa qorshuhu yahay in sannadkan ceelal laga qodo” ayuu yidhi Eng.