Qeexid

"Qof dhacdo markay dhacday ogaa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goobjoog oo kali ah:
  • "Dagaal ayaa ka dhacay Masaga waa waxaan arkay dhimashada 15-qof oo u badan dhinacyadii uu dagaalku u dhexeeyay, waxaana degmada oo dhan gacanta ku haya Al-shabaab" ayuu yiri goobjooge kale oo ku sugan degmada Masagawaa.
  • Goobjoogayaal ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay dagaalka ku jireen maanta iyagoo xusay in dagaalku uu ahaa mid ay dhinacyadu isku adeegsadeen hubka kala duwan ayna arkeen dhimashada 10-qof oo dhinacyadii dagaalamay ka mid ah.