Qeexid

"La g.: beer shaqadeeda u duulid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goobi oo kali ah:
  • Degnaanshaha ka jira goobihii lagu dagaalamey ayaa keeney bililiqo xoog leh oo loo geystey goobo badan sida warshadii Cocolada iyo xarumo kale.
  • Waxaa nasiib daro ah in ummadda lagala dagaalamo waliba in ay yimaadaan goobihii cibaadada taasna ay u baahan tahay in baaritaan lagu sameeyo cidda arimahaas kasoo shaqeyneysa.