Qeexid

(-bo, m.l) Xarriiq sida

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goobaab oo kali ah:
  • Gabagabadii waxaa hadal goobaabo ah ka soo jeediyay Munaasabadii dhaarta Madaxweynaha Soomaaliya Sh.
  • Qaabka waa ugxan yahay – waa sida goobaab wareegsan oo labada doc in yar ka diisan.