Qeexid

"(f.g) Wax jarid."

Qeexid Kale

(f.g) Qaraabo saaxiib iwm xiriir u jarid. 4. (f.mg) Ka g.: tiro mid kale ka jarid (xisaab). 5. (f.mg) Ka g.: ilmo nuugmo ka joojin. 6. (f.mg) Ka g.: wax, wax kale ka leexin. 7. (f.mg) Ka g.: cid dambi ay gashay kajeebid. 8. (f.mg) Ku g.: meel wax ku xannibid. 9. (f.mg) Ku g.: hadal iwm xad gaar ah kujoojin. 10. (f.mg) La g.: wax ka baxsasho. 11. (f.mg) U g.: cida ballan kaga bixid.

Qeexid Xigta

(f.g) Xaajo go'aan ka gaarid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goo oo kali ah:
  • Ugu horeyn waxaa ka hadlay furitankii kalfadhigan Guddoomiyaha Barlamanka Puntland Cabdrashiid Maxamed Xirsi isagoo xusey in kalfadhigan maanta loo asteeyay miisaaniyada sanadka 2011-ka.
  • Marxuum Cabdi Muxumad Amiiin wuxuu ifka kaga tagay 5-gabdhood iyo 3-wiil, waxaana abwaanku uu ku sugnaa sanadihii colaadaha iyo dhibaatada gudaha dalka, isagoo dhawaan uga baxay dalka sababo caafimaad.