Qeexid
Cago; lugo.
Qeexid Kale
eeg gommod.
Qeexid Xigta
Dhowaan; ag.
Cago; lugo.
eeg gommod.
Dhowaan; ag.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -olay, -oshay
Qeexid: Wax dumin ama baabi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg gondol.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -otay, -odatay
Qeexid: (f.g) Wax qalloocasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Qalloocsamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Meel ay doqowda talada gooysaa ku shiraan.
Qeexid Xigta: Godad yaryar oo shinnidu samayso oo ay malabka iyo ugaxda ay ku hoyiso.
Qeexid Kale: Daliig yar oo daruur ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax hoosta laga galo, si loo dugsado ama dhibaato loogaga gaashaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -lay, -ashay
Qeexid: Wax hoosta ka gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Bir adag oo dhuuban oo sida godinta daab qori ah leh oo ceelasha; xabaalaha iwm lagu qodo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: U g.: arrin si fiican uga baarandegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Luga qabasho.
Qeexid Xigta: Cid aad u baryid. ld gondaqabso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hoor yar oo weel salkiisa ku haray; goror.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Gammuunka aan loogu tala gelin in fallaar la geliyo. Waa lagu toogasho bartaa; kab-genka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -ootay, -oodatay
Qeexid: Roob da'aya soo dhowaasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld gondaqabo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg gondagal2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld gondaqabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: In yar oo hoore ah oo weel salkiisa ku haray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg gondaddeg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld gondaqabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg gondaqabo. ld gondaqabad, gondaqabsad, gondaqab sasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]