Qeexid
Cudur raafafka ariga ku dhaca; raafdillaac. ld golrod.
Cudur raafafka ariga ku dhaca; raafdillaac. ld golrod.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: (-do/gondo, m.l) Cagta geela; cagaf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Cudur gommodka ka qaadid
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg gommod3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Harag dab lagu dubay si loo cuno. ld qummud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax qalloocin.
Qeexid Xigta: Wax deri u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) Dalool dheer oo hulan oo dhulka ka samysma ama laga sameeyey.
Qeexid Xigta: Siddeed iyo tobanka hogood ee dayaxa midkood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax gaajo, harraad iyo daal oogadiisa ka muuqda ahaansho. ld golmoon, goomman.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Halaq midab guduud xigeen iyo sun halis ah leh oo madaxa ka madow.
Qeexid Xigta: Nin ku caanbaxay ciyaar gaar ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) Maro; dhar; go'.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Neef madaxa midab gaar ah ku leh; neef gordan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Madax.
Qeexid Xigta: Qaarka hore ee xoolaha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nooc caws yar ka mid ah. ld guxud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]