Qeexid

Godasho nafley caloosheedu aad u godanto gaajo iwm darteed.

Qeexid Xigta

ld golongolid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga golongol oo kali ah:
  • TACSI: Abwaan Axmed Deyl Aw-Maxamuu d(Golongol ) oo ku geeriyooda y magaalada Laandheer ee gobolka Qorraxeey September 8, 2011 9:53 am GMT - Written by PP - Edited by PP Innaallilaahi waa innaa illaahi raajicuun.