Qeexid

(-lyay, -liday; -lyi) La g.: nin naag u galmoosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goli oo kali ah:
  • Waftiga Madaxweynaha ayaa waxaa kusoo dhoweeyey garoonka diyaardaha Garowe xubno ka tirsan golihiisa Wasiirada, saraakiil ka tirsan ciidamada Boliska, Darawiishta iyo dadweyne fara badan oo teedsanaa jidka weyn ee magaalo madaxda dhexmara.
  • Golihii dhamaa waxa uga soo gurmaday Dhakoolkii ay taabucul Shabaabka wada ahaayeen.