Qeexid
Ciyaar baxaarradu yaxaaska ku maaweeliyaan.
Ciyaar baxaarradu yaxaaska ku maaweeliyaan.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Meel dad si joogto ah isugu yimaaddaan oo ay danahooda ugaga wada hadlaan.
Qeexid Xigta: Goob, fagaaro.
Qeexid Kale: Mudanayaal si dastuuri ah dad u soo doortay. ld gale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Cudurka gosha xoolo ku ridid.
Qeexid Xigta: Gole ka dhigid; gole u dhigid.
Qeexid Kale: Gool ka dhelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nafleyda labadeeda dhinac oo jilicsan.
Qeexid Xigta: Dhul geedo badan oo qaniin leh oo xoolaha daaqaa ku jirradaan.
Qeexid Kale: Daaddegga buuraha. 4. Cudur xoolaha ku dhaca oo ay ka qaadaan gendiga. 5. Foorad. 6. Maryaha dumarka oo la maraarsado laabkooda hore oo caloosha ku abbaaran; nabas. 7. G. lahaan: ujeeddo; dan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ragga gabooyaha ku hubeysan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-lyay, -liday; -lyi) La g.: nin naag u galmoosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]