Qeexid

"Meel dad si joogto ah isugu yimaaddaan oo ay danahooda ugaga wada hadlaan."

Qeexid Kale

Mudanayaal si dastuuri ah dad u soo doortay. ld gale.

Qeexid Xigta

Goob, fagaaro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gole oo kali ah:
  • Wuxuu ku goodiyay mudanahan in baarlamaanka PL xilka ka qadayan Madaxweynaha Cadde Muuse, haddii uusan kala dirin xukumadda, isla markana uusan soo magacabin gole Wasiiro oo cusub.
  • Waxaan saddexda gole leeyahay dhex baad ummada u tihiin, haddaadse dhan noqotaan sida iminka aad u Udubowdeen, ogaada wixii laydiin igmaday dibaa laydin kala noqonayaa, sawir beenana ummadu idinka yeelimayso.