Qeexid

jaad ugaarta ka mid ah oo gollaha cas.

Qeexid Kale

ld gollacas.

Qeexid Xigta

Qorrax casar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga golcas oo kali ah:
  • Golcas ( Ingiriis :Gazelle) waa nooc ka mid ugaarta oo inta hoose u cad.
  • Golcas ( Ingiriis :Gazelle) waa nooc ka mid ugaarta oo inta hoose u cad.