Qeexid

"Nafleyda labadeeda dhinac oo jilicsan."

Qeexid Kale

Daaddegga buuraha. 4. Cudur xoolaha ku dhaca oo ay ka qaadaan gendiga. 5. Foorad. 6. Maryaha dumarka oo la maraarsado laabkooda hore oo caloosha ku abbaaran; nabas. 7. G. lahaan: ujeeddo; dan.

Qeexid Xigta

Dhul geedo badan oo qaniin leh oo xoolaha daaqaa ku jirradaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gol oo kali ah:
  • Dib u dhigista doorashada golaha degaanka ayaa waxaa aad uga xumaadey shacabka daga gobolka mudug iyaga oo cabsho u gudbiyey xukuumada Puntland.
  • Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, waxa kulan deg-dega ku yeeshay 31 xubnood oo isugu jira xubnaha Golaha salaadiinta oo dhawaan lagu aasaasay magaalada Burco, kuwaas oo ay si weyn xukuumadda isugu hayeen qabashada shirweyne Qaran.