Qeexid
Lacag lagu qariyo gabar lala baxay gogoshii ay ku seexan jirtay.
Lacag lagu qariyo gabar lala baxay gogoshii ay ku seexan jirtay.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Maalinta ugu dambeysa tacsi la dhigayay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Wax kasta oo dhul la dhigto si loogu seexdo ama loogu fariisto.
Qeexid Xigta: Shir yar oo dad is-rabaa arrin kaga xaajoodaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: Wax dhul ku fidsasho si loogu seexdo ama loogu fariisto.
Qeexid Xigta: Sariir firaashid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Maro, bir, warqad iwm dacalladeeda isku soo celin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Jirka dadka soo jeedka inta u dexeysa luqunta iyo caloosha; xabad.
Qeexid Xigta: Qalbi; niyad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-bab, m.l) (jool.) Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen dhaqdhaqaaqyo ku dhacay oogada dhulka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey.
Qeexid Xigta: Meel leexsan; luuq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax fidsanaa duudduubid.
Qeexid Xigta: Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xeelad dan lagu fushanayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: Hilib iwm qarsoodi wax uga goosasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: U g.: wax la rabo in la sameeyo waxyaabo sahlaya samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Arar; hordhac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Naag la qabo nin kale in uu u galmoodo aqbalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Oggolanshaha naag la qabo ay oggolato in uu u galmoodo nin kale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg gogolxaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Keenidda cidi, cid ay wax ka tabanayso keento madal si ay ugala xaajooto arrintaas.
Qeexid Xigta: Gogoldhigasho; ararsasho. ld gogoldhigasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg gogoldhaaf2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld gogoldhigad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]