Qeexid

"Wax kasta oo dhul la dhigto si loogu seexdo ama loogu fariisto."

Qeexid Xigta

Shir yar oo dad is-rabaa arrin kaga xaajoodaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gogol oo kali ah:
  • NORWEY: Jawaab ku socota nikii soo qoray maqalkii uu ugu magacdaray Shirka Garoowe Gogol shaqaaqo iyo Garshiilan, Aniguna an ugu magacdaray Shirka Garoowe Gogol nabdeed iyo Gobanima Soomaliyeed.
  • • u gogol xaaridda xiriir dabacsan oo wanaagsan oo wasaaraduhu kula shaqeeyaan, hay’adaha caalamiga ah ee ku hawllan in ay u adeegaan bulshadeena.