Qeexid

(-amay, -antay; -ami) Wax la goglay noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goglan oo kali ah:
  • Aqalkeedu waa udgoon badan yahay, waa wada goglan yahay, waxaa u sugnaaday nadaafad buuxda oo xagga hoyga, huga iyo hungurigaba ah.
  • Wakhtigaa barwaaqo ahaa awgeed dhulka meelwalba waxa goglanayd xareed.