Qeexid
Nooc ka mid ah gorgorka waaweyn.
Nooc ka mid ah gorgorka waaweyn.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-fayaal, m.l/dh) Nooc ka mid ah gorgorka oo ka weyn guduriga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: go'2 f.mg1 (-'ay, -'day) 1. Wax meel ka jarmid. 2. Dhimasho. 3. Wax wada jiray qaar, goonni uga soocmid. 4. U g.: niyadda wada siin. 5. Biyo iwm meel ka dhammmaansho. 5. Caano baqid.
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: go'aami f.g2 Arrin go'aan ka gaarid.
Qeexid: go'aamin m.f.dh eeg go'aami.
Qeexid: go'aan m.l (-nno, m.dh) Guddoonsiga xaajo laga dooday meelmarinteeda la guddoon sado.
Qeexid: go'aangaarid m.dh Isku raacidda la isku raaco go'aan.
Qeexid: go'aansad m.l ld go'aansasho.
Qeexid: go'aansasho m.f.dh eeg go'aanso. ld go'aansad, go'aansi.
Qeexid: go'aansi m.l ld go'aansasho.
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: go'aanso f.g3 Go'aan ka dhigasho.
Qeexid: go'an1 m.dh Xilliga dayrta oo uu da'o roob badan ama yar.
Qeexid: go'an2 f.mg4 (-'naa, -'nayd) Wax la gooyay ahaansho.
Qeexid: go'1 m.l (-'yaal, m.l/dh) 1. Maro aan afka isaga tolnayn oo raggu xirto ama huwado. 2. Gabal; cad.
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: go'doomee f.g2 ld go'doomi.
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: go'doomi f.g2 Cid meel ku xannibid. ld go'doomee.
Qeexid: go'doomid m.f.dh eeg go'doon2.
Qeexid: go'doomin m.f.dh eeg go'doomi. ld go'doomayn.
Qeexid: go'doon1 m.l.kh G. ah: xaalad cid geyaysiisa in uu meel ku xayirmo.
Qeexid: go'doon2 f.mg1 (-oomay, -oontay; -oomi) Meel, wax aan la geli karin lagana bixi karin noqosho.
Qeexid: go'id m.f.dh eeg go'2. ld go'niin.