Qeexid
Ciyaaridda la ciyaaro, ciyaarta godadowga.
Ciyaaridda la ciyaaro, ciyaarta godadowga.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Ciyaarta godadowga ciyaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ootamay, -ootantay
Qeexid: ld godootan2
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld godootan1
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg godootan2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld godootamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Meel ay doqowda talada gooysaa ku shiraan.
Qeexid Xigta: Godad yaryar oo shinnidu samayso oo ay malabka iyo ugaxda ay ku hoyiso.
Qeexid Kale: Daliig yar oo daruur ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -otay, -odatay
Qeexid: (f.g) Wax qalloocasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Qalloocsamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xadgudub qof lagu sameeyo oo aan laga xaalmarin oo reeba utun iyo qaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xiidmaha yar yar meesha qalloocan ee ay ka lowdaan.
Qeexid Xigta: ld godin. Magac falag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax la godey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-bo, m.l/dh) Meel weyn oo godan oo dhinacyada ay ka xigaan duullayaal iyo taagag oo caws iyo geeda faalala ay ka baxaan oo jiilaalka la daaqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Caano hal mar candho irmaan ku soo dhaca.
Qeexid Xigta: ld godlid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-dlay, -doshay; -dli) Neef irmaan si loo maalo candhada ka salaaxid. ld godli.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Wax ku kaltamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) ld bardooddan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Kaltan.
Qeexid Xigta: ld gaafootamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: bardootan 1. Ciyaar farakacayaar, legdiniyo is ceyrsi leh oo waqtiga la isaga lumiyo. 2. ld bardooddamid.
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax dhintay ahaansho.
Qeexid Xigta: Qoor aan dheddigoodka u kacsanayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax godladay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg godan. ld godnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]