Qeexid

"Caano hal mar candho irmaan ku soo dhaca."

Qeexid Xigta

ld godlid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga godol oo kali ah:
  • Muddo yar ka dibna dhegtaan dhiigga u daray oo waxaannu kala maalnay godol nagu gaaxsanaa.
  • Hiiradkuba ha gaagaawiyee, kaagu waa godole Hibo aan gurayn iyo adaa, gaawe buuxsadaye Ila guri haddeeroo kalaan, gole ka sheegaaye!