Qeexid

"Meel ay doqowda talada gooysaa ku shiraan."

Qeexid Kale

Daliig yar oo daruur ah.

Qeexid Xigta

Godad yaryar oo shinnidu samayso oo ay malabka iyo ugaxda ay ku hoyiso.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga godo oo kali ah:
  • Xarakada Al Shabaab oo aad ugu dheereeysa dagaalada qiyaanada ku saleeysan ayaa godod dheeri ah ka qoday wadooyinka ay uga shakiyeen in ay soo jiiri karaan taanigiyada Amisom.
  • Nin kale oo isna la odhan jiray Ismaaciil Xaleef ayaa gabay uu tiriyey waxa ka mid ahaa "Waa godob gefkaa nagu fasheen, waana noo gacane".