Qeexid

"(-nayaal, m.l/dh) Xeero weyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga godane oo kali ah:
  • Abu-Zubeyr oo sidoo kale loo yaqaan Axmed Godane ayaan sheegin halka uu kusoo duubay cajalada maqalka ah, waxaase cajaladiisa oo soconaysay 15-daqiiqo ku jiray gabayo iyo aayado Qur'aan oo uu amaanayo dagaalka ay ku jiraan.
  • Waxaan aad ula yaabay in la yiraahdo waxaa soo baxay bayaan lagu inkiriyo eeddii ay beesha Leelkase u tiirisay in Aminyaadka ina godane ay ka danbeeyeen dilkii diktoorka!