Qeexid

God dhurwaagu galo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga god-dhurwaa oo kali ah:
  • Hadaba in been-abuur aan raad lahayn la sameeyo maaha wax ku cusub wargayska Jamhuuriya, waana mid u baahan inay dadweynuhu dib u eegis ku sameeyaan ujeedooyinka qarsoon ee uu qabto wargayska Jamhuuriya oo noqday god-dhurwaa.