Qeexid

eeg goco. ld gocad, gocosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gocasho oo kali ah:
  • LADH, waa gocasho iyo xasuus xun oo caloosha, maskaxda iyo wadnaha gunta u fadhida oo sida fulkaanada marka ay doonto qaraxda.
  • Waa dhacdooyin naxdin badan, gocasho iyo xusuus huwan oo dhammaantood u daran.