Qeexid

"Xiriir kalgacayl oo ka dhexeeya dad isku gobol ah."

Qeexid Xigta

ld gobolaysasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gobolaysi oo kali ah:
  • Munaasabaddu, waxay maalin ka dambaysay kadib markii military-ga Maraykanka uu qiray in ay ku jiraan dagaal nooca dhuumaalaysiga ah oo ay wadaan taageerayaasha Saddam Hussein, kuwaasi oo qaab gobolaysi isu abaabulay.
  • Faysal Cali-waraabe oo isagu aaminsan in Somaliland ka korayso ku dhaqanka qabayaladda iyo gobolaysiga.