Qeexid

"ld gablami."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goblami oo kali ah:
  • Markaa aniguna waxan leeyahay Soomaalidu maalinta ay goblami doontaa waa maalinta haween Soomaaliyeed la waayo.
  • Jaamac arrinkaa hadalhayn buu ka reebay oo wuxu yidhi: “Maalin baan goblami gaadhay, oo waa maalinta inanta Bidhiidho wiil iga noqon gaadhay”.