Qeexid

"Naasley lo'da la bah ah oo duurjoog ah; lo'gisi; lo'gesi. ld gesi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gisi oo kali ah:
  • Buushe oo qosolka bigisiiyay, ayaa ku yidhi: “Faayn tenegyuu for welkaantaada aan I am farax moor tu sii Afrikaan sitindhawn ; jas we wonti foor laaflaaf dem.”
  • Akhyaartayada indhaha cad-cadow, waxay soo gaadhay wakhtigii aan idinku hirgisi jiray warkii dunida, waxaana maanta idin hulluuqsiin doonna weriye oday biiqay.