Qeexid

"(-nno, m.l) ld garangar1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga giraan oo kali ah:
  • Haddii nasiibku ninkooda kursiga ku giraangiriyo.
  • Bilis, Garoob iyo Guduudley isugu jirta ayaa aroor dhoweyd wishiiri la yimi xadrada Hargeysa ee Khayriyada loo yaqaano, halkaas oo ay ka qabsadeen ciyaar walasaqo ah oo jiib iyo jaanba laysla giraangiriyay.