Qeexid

eeg gilgilo. ld gilgilad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gilgilasho oo kali ah:
  • Ninbaa iigu maahmaahay fallaari Gilgilasho kaagama harto tiiyoo uu ula danlahaa reerka aad ka dhalatay ayaa ka mas'uul ah wixii dhacay isagoo ka duwaya Kuwa dawladda sheegta.
  • Haddaba waxaan leenahay Injineerka hadalkaa yidhi (falaadhi gilgilasho kaagama go’do).