Qeexid

Qof aad fuley u ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga giiryaale oo kali ah:
  • Garbiduu ku tiirsaday nimaan, loogu geli doonin Oo gabanta foodda leh hub iyo, gamas u soo qaata Giiryaale diricaan arkee, sheeg haddaad garato?
  • Ha yeeshee inta fulaynimadu nagu jirto oo aan ka giiryaaleyno aqoonta casriga ah ee dunidu maanta ku waartay taakadu waa ay sii saarnaan dadkeen.