Qeexid

(f.g) Calaamado kala duwan wax u yeelasho.

Qeexid Xigta

(f.mg) Ku g.: wax in la fuliyo la isku ogaa iyadoo xanaaq la muujinayo ka bixid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga giiro oo kali ah:
  • - Garooy gara daa, adna giirooy ka gu’waynide gardarada daa.
  • - Garooy gara daa, adna giirooy ka gu’waynide gardarada daa.