Qeexid

Midab ay yeeshaan lo'da iyo riyaha oo baro dambas madow ah oo meelo kala duwan oogada kaga yaal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga giirgiir oo kali ah:
  • Akhyaarta indhaha giirgiiranaw waxaynu soo gaadhnay cagidii aan dambtaa idinkaga guri jirnay warkii dunida, waxaana maanta idinku dubayn doona Weriye Gacayr Booto.
  • Geel habeedda jeenyaha kuloo, hore ka giirgiiran Oo gamboorka raamsanahayiyo, geedka ciinka ahba Oon giriirixayn baan arkee, sheeg haddaad garato?