Qeexid
Nooc lo'da ka mid ah oo geesa yaryar.
Nooc lo'da ka mid ah oo geesa yaryar.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: ld fiindhayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Saaridda (ciyaar turub).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Asaas; gaw; sal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg giiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld gaxandho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Geed nagaar faalala, xooluhu cunaan, dhalo miro qodax leh oo markay qallalaan muda dadka iyo xoolaha. ld gacandho, gocondho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld gaxandho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cod gaaban oo lagu heeso ama lagu gabyo.
Qeexid Xigta: Maanso; guluuluc.
Qeexid Kale: ld giisid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir.
Qeexid Xigta: Dhogor dhaadheer oo orgida, dameeraha, biciidka iwm tunkooda ka baxda.
Qeexid Kale: Wejitub; biriir; u furuqdhoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Midabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Cod gaaban ku heesid; guluulucid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Ka g.: wax ka dhergid.
Qeexid Xigta: Ka g.: wax ka joogsasho iyada oo laga cabsanayo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]